WAX BADAN KA OGAW KULANKA MUQDISHO CITY CLUB VS HORSEED

Kooxda Dowlada Hoose ee Muqdisho City Club ayaa wajhaysa dhigeeda Horseed SC oo sanadkii lasoo dhaafay wada ciyaaray kama dambeysta tartanka kubbadda cagta Jeneraal Daa’uud, kaasi oo ay kooxda M.C.C ay ku hanten Rigoorayaal,balse kulankan ayaa ah is aragoodii 2aad horyaalka Somalia Premier League fasal ciyaareedka 2018-2019.


Muqdisho City Club ciyaartii u danbeesay iyagana waxa ay guul 3-1 ka gaareen dhigeeda Midnimo ,M.C.C waxa ay fadhiyaan kaalinta 5aad ee kala horeynta,iyagoo leh 20-dhibcood.

Is Aragii U Danbeeyay Labada Koox

26/02/2019      Mogadishu City Club 1:2       Horseed SC

30/03/2018      Mogadishu City Club 3:2       Horseed SC

26/01/2018      Horseed SC     1:0       Mogadishu City Club

13/03/2017      Horseed SC     0:3       Mogadishu City Club

04/02/2016      Horseed SC     0:0       Mogadishu City Club

29/04/2016      Mogadishu City Club 2:0       Horseed SC

22/02/2015      Horseed SC     0:2       Mogadishu City Club

24/05/2015      Mogadishu City Club 5:0       Horseed SC

08/06/2012      Mogadishu City Club 1:1       Horseed SC

30/09/2012      Horseed SC     0:2       Mogadishu City Club

Ogeysiiska Kulanka

Tartanka-Horyaalka Somalia Premier League

Kooxaha-Horseed VS Muqdisho City Club

Tariikhda-10-06-2019

Maalinta-Isniin

Saacada:-3:45pm

Cimiladda Xiliga Ciyaarta:-30° /26°C

Garoonka-Banaadir Stadium

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *