RASMI: – MCC Oo Lasoo Wareegtay Festus Nkwent oo u dhashay Wadanka Comeroon

Kooxda Kubadda Cagta Muqdisho City Club ayaa soo bandhigtay Saxiixeeda cusub ee Festus Nkwent asangwa kaasi oo u dhashay wadanka Cameroon.

Naadiga ayaa saxiixeeda cusub kusoo bandhigtay Xearada Naadiga ee Minishiibiyo Festus Nkwent asangwa oo ah ciyaaryahan ka ciyaara qadka dhexe ayaa ah laacib tayo wanaagsan leh isla markaana wax badan kusoo kordhin doona kooxda.

Festus oo ka ciyaara Qadka dhexe ayaye kala soo wareegtay kooxda YOSA ka dhisan wadanka Cameroon.

Festus Nkwent asangwa ayay MCC dooneysaa in ku xaliso dhibaatooyinka dhanka Qadka Dhexe ka haysta iyadoo xiddigan uu wacdaro ka dhigay horyaalka Wadanka Cameroon.

  • oliviaperish@gmail.com 09/04/2019 at 5:07 pm

    Good luck shaba……DEMBABA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *