0-2 Abdiwali Olad Kanyare

Nationalitysom Somalia
PositionGoalkeeping Coach
Born (age)31
Height7.5
Current TeamMogadisho CC
Past TeamsHorseed fc

Tababaraha labaad ee Naadiga MCC ahna Tababaraha   Goolhaye-yaasha Qaranka  ahna Ciyaar yahan hore

Abdiwali Olad Kanyare Waa xidig hore ugu tirsanaa kooxda Mcc , Waxa uu kooxada kula guuleystay koobab tiro badan ,isagoo waayihiisa ciyaareed ee ugu badan ku qaatay kooxdan Sidoo kale waa ciyaaryahan heer qaran ah ,Isagoo ka qeyb galay Ciyaarihii Bariga iyo bartamaha africa iyo Koobka Jaamcatul Carab 

Waa Macalim Ruug cadaa ah oo ku weyn Qalbiga Taageerayaasha Kooxada Mogadishu City Club ,Heystana Shahaadada CAF  License B Ee Darajada Macalin Nimo.

 

Primary League

SeasonClubGoalsAssistsYellow CardsRed CardsAppearancesWin RatioDraw RatioLoss RatioOwn Goals
2019Mogadisho CC0913760050080200