HORDHACA: Kulanka xiisaha badan ee kooxaha Muqdisho City Club iyo Jazeera

Kooxaha Muqdisho City Club iyo  Jazeera SC ayaa ku ballansan garoonka Koonis ciyaar ka tirsan horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya Somali Premier League

MCC iyo Jazeera  waxay wada ciyaari doonan kulanka Todobaadkii 8 aad horyaalka soomaaliya, kooxda Muqdisho City ayaa ayaan laga adkaan afartii kulan ee ugu dambeysay horyaalka waxayna wadataa 3 guul iyo 1 barbaro, halka Jazeera ay wadato 2 guul iyo 2 guuldarro.

Hadaba afartii kulan ee u danbeyay oo ay wada ciyaaren kooxaha Muqdisho City Club iyo Jazeera Fc ayaa naadiga Jazeera wax guul ah aynan gaarin kooxda MCC.

Jazeera afartii kulan ee ugu danbeyay oo ay la ciyaartay kooxda MCC waxay dhalisay 3 gool oo quraa halka laga dhaliyay 14 gool.

Natiijooyinka kulamadii u dambeeyay

1/06/2012           Jazeera FC   0: 3      Mogadishu City Club

10/10/2012         Mogadishu City Club   2: 2 Jazeera FC  

06/11/2012         Mogadishu City Club 3: 1   Jazeera FC  

10/02/2016         Jazeera FC   0: 6 Mogadishu City Club

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *