Hordhac: Mogadishu City Club Iyo Madbacadda Oo Leh Kulan Adag

Mogadishu City Club ayaa kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka Somalia Premier League 2018-2019 la leh dhigeeda Madabacadda

Naadiga Mogadishu City Club Kulankii u danbeeyay horyaalka waxa ay 2-1 kaga adkaatay kooxda Gaadiidka waxayna kulankaa wada dheeleyn.

Kulankaan ayaa ah Mid labada Kooxod Natiijo u leh, Kooxda Muqdisho City Waxay Fursad u haysataa inay kusoo dhawaato hogaanka horyaalka heerka koowaad Somali Premier League.

Madbacadda ayaa dhankeeda ah koox u baahan in natiijo Si ay ugu dheerato Kooxaha Jeenyo iyo Gaadiidka oo dhibic ay ka Sareyso Si aysan ugu Soo Muuqan Xili Ciyareedka Soo Socda Horyaalka Heerka labaad ee dalka.

Ogeysiiska Kulanka
Tartanka:-Somali Primier League

Kooxaha:-Madbacadda Vs Muqdisho City Club
Tariikhda:-19-03-2019
Maalinta:- Talaado
Saacada:-3:45pm
Garoonka:-Banaadir Stadium

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *